Ciidamada AMISOM oo tagaya farumaha dagaalka ee deegaanada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka  Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo isniin ah shir gudoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga ee Jubbaland, kulankan ayaana ah mid bishiiba mar la qabto. Waxaa ka qayb-galay kulanka Madaxweyne ku xigeenka koobad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, xubnaha golaha Xukuumada ee golaha amniga katirsan Sarakiisha Ciidamada kala duwan ee Jubbaland, Ciidamada … Continue reading Ciidamada AMISOM oo tagaya farumaha dagaalka ee deegaanada Jubbaland (Sawirro)